Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka oo geeriyooday iyo Sheekh Aadan Madoobe oo ka hadlay

Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Maxamuud Seeyseey oo katirsanaa xildhibaanada golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka, xildhibaanka ayaana u geeriyooday xanuuno hayay muddooyinkii lasoo dhaafay. Guddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed geerida ku timid Alle … Continue reading Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka oo geeriyooday iyo Sheekh Aadan Madoobe oo ka hadlay